TAGEERO

 
Health & Social Care Access for Refugees

Contact details | Waa maxay Tageero? | Who Are We? | Back to Hillingdon On-line


Tageero Logo How to contact us
Halka aad naga helaysaa waa

Just give us a call to arrange a convenient time to meet or drop in to make an appointment or just email us.

Address


 
TAGEERO Health and Social Care Access for Refugees
Unit 3, Sandow Commercial Estate, Sandow Crescent, Hayes, Middlesex
UB3 4QH
Telephone/Fax 020 8589 9550
   

Waa maxay Tageero? Tageero waa urur cusub oo loofuray inuu u adeego danaha Somaalida ku nool xaafadan Hillingdon.
Tageero waxa  loo aasaasay inay noqoto xidhiidhiye u dhaxeeya Soomaalida iyo dawlada hoose ee xaafadan Hillingdon.

Meelaha aanu kaacaawin karno

  • Maandooriyayaasha iyo Khamriga
  • Cudurka feedhaha ku dhaca ee loo yaqan T.B
  • Xanuunka maskaxda

Waxa aanu kugu caawin karnaa

 

Dadka ka sheqeeya Tageero waa dhalinyaro khibrad u leh u adeega danaha bulshada.
Wixii aad noo sheegto waa sir u dhaxaysa adiga iyo anaga.
  • Talobixin iyo warbixin ku saansan maandooriyayaasha,khamriga iyo
  • Waxa aanu kaa caawin karnaa inaanu u gudbino hadii aad rab
  • Dhibaatooyinka dadka dhexyimaada oo aan xal u doono(family problems).
  • Waxa aanu samaynaa isku keen aanu dadka isku keeno si aanu u wacyi gelino dhibaatooyinka caafimaad ee jira.
  • Telefoonkana waanu kaa caawinkarnaa wixii caafimaad ku saabsan.

Sida naloola soo xidhiidhaa waa adigoo noogu yimaada xafiiska ama
Telefoon noo soo dira ama E-mail noo soodira.


WHO ARE WE?

TAGEERO is a community-based voluntary organisation.

TAGEERO was established to tackle the health and social problems facing the Horn of African Refugee’s community living in Hillingdon.

TAGEERO offers free  advice on health services. Our aim is to build  bridges between local health providers, social services and the refugee community in Hillingdon.


Areas We can Help
  • Health Promotion
  • Drugs & Alcohol
  • Mental Health
  • Children with Behavioural Problems
  We understand how hard it can be when someone close to you is misusing drugs or alcohol. We also advise and support  children with behavioural problem and people with mental  health problems. We strongly believe that families and carers should have  access to the support  they need to help them cope. We also provide health promotion in the Somali community.

SERVICES WE PROVIDE We have qualified social workers who have long experience working in these areas, who are here to help you.

We offer free and confidential:
  • One-to-one counselling support to individuals, and families.
  • Community assessment through consultations.
    We provide advice and information on drugs,  mental health and Children with behavioural problems.
  • Referrals to all involved agencies.
  • Undertake health awareness within the Horn of Africa Refugee community.
  • Outreach support for young drug users.
  • Outreach support for primary school children with behavioural problems.
  • Conflict mediation support. 
Equal Opportunities Statement TAGEERO welcomes people from all refugee communities regardless of sexuality, race, creed or disability.

| Back to top |